Ayaamahaan waan dareensanahey in aan idin ka yara hakiney xubintii fariimaha jaceylka ee aadka idiinku xiisaha badneyd isla markaana ah xubinta ugu akhriska badan ee asxaabteena jecel yihiin, waxaad ogaataan idin kama hakin ee duruufaha ayaa sababey balse ku farxa manta waxaan idin wadnaa qeyb ka mid ah xubintaas. Akhristoow xubintaan waxaan ugu tala galney in aad ku kobcisaan jaceylkiina kii jirey kii la unkaayaba waxaadna u adeegsan kartaa mobeeladiina si aad ugu xiisa gelisaan lamaanayaashiina haddaba si loo fududeeyo waxaan u sameyney qodob qodob marka ha isku wada darin midkii kuugu haboon markaas soo qaado oo adeegso. Fariimihii oo qodob qodob ah waa kuwaan hoose ku qoran: Haddii aan ahaan lahaa qeyb jirkaaga ka mid ah waxaan jeclaan lahaa in aan noqdo Ilinta si markaas aan ugu noolaado indhahaada quruxsan uguna soo dhaco dhabanadaada shuban ugu dambeyna aan ugu dhinto bushimahaaga. Dadka qaar ayaa ku fikira waxa ay beri qaban lahaayeen, dadka qaar ayaa ku fikiraya sidii ay howl u dhameystiri lahaayeen laakiin aniga waxaan ka fikirayaa hadda waxa aad ku sugan tahey. Aadanaha wuxuu hiloobaa ayaamo dabadeed ama sanado dabadeed anigase waxaa hiloobaa intaan fariintaan kuusoo qorayaa gudaheeda. Waxaan heley har la harsado maalintii aan ku caashaqey waxaan qancey maalintaas I aqbashey waxaana nagaadi heli maalintaan aqal galno. Asxaabteyda ayaa igu dhaha niyad maheysid ee maxaadan wax u xasuusaneynin weyna ila yaabaan laakiin iney ila yaabaan ma ahan waayo dhab ahaan niyad ma haayo oo niyaddeyda waxey jirtaa xagaaga. In aan kula kulmo lama filaan ay aheyd, inaan ku saaxib noqonana Dooq ay aheyd in aan jaceyl kuu qaadana mid aan la koontarooli Karin ay aheyd. Waxaad ku jirtaa qol meel kastana waxaa kaaga hareereysan dhiig hana cabsan waayo qolkaas waa qalbigeyga dhiiga kuugu hareereysan waa dhiiga halbowlahayga oo aad la nooshahey waa qolka ugu amaanka badan ee aan kuu doorey. Haddii aan ku dhahey waan ku jeclahey waxaan kuu furey albaab Rajo markaad I dhahdey anaa kaa daran waxaad isiisey hadyad qiima leh ilaa maalintaas riyada xatta waan kuugu ilmeeyaa! Qalbigeyga waan jeclahey markuu ku xasuusto, indhaheyga waan jeclahey markaas eegeyso, magaceygu waan jeclahey markaad iigu waceysid Nafteydana waan jeclahey markaad ku lamaantahey. —————————————————————————————————————————————- ufurow.wordpress.com |HOYGA MUCAASHAQIINTA IYO NABADDA injineere@gmail.com NAIROBI, KENYA 0724847239 0772295577 About these ads Share this: TwitterFacebook2 Related Ladiwaa Haldhaaguba intuu laac u muuqdee (sheeko gaaban oo jaceyl ah, Q. 1aad) Ladiwaa Haldhaaguba intuu laac u muuqdee (sheeko gaaban oo jaceyl ah, Q. 1aad) In "Bulshada" Fariimihii jaceylka ee todabaadkaan (Hadaad i weydiin laheyd inta jeer ee aad dhex qaadey qalbigeyga run ahaan... Asxaabta webkeena ku xiranoow sida aan inoogu barateen uga barateen webka ufurow.wordpress.com ee hoyga mucaashaqiinta iyo nabadda waxaanu idin ka haqabtirnaa maalin kasta arimaha jaceylka maantana waxaa idiin heynaa qeybtii xiisaha badneyd ee fariimaha jaceylka waxaana idin soo xulney kuwa aanu isleenahey wax wey ka geysan karaan kobcinta jaceylka dhalinyarada iyo… In "Bulshada" Jaceylka waqtigee ayuu ku soo weerari karaa? fikirkaaga ku darso. Jaceylka waqtigee ayuu ku soo weerari karaa? fikirkaaga ku darso. In "Bogga Hore" This entry was posted in Bulshada, Dhalinyarada, Jaceylka and tagged Bulshada, Dhalinyarada, fariimaha, guur. Bookmark the permalink. Post navigation← Wiil tala uga baahan akhristayaasha ku xiran webkaa. [fadlan taladaada Comment ahaan u sii wiilkaan]Geeraaro Jaceyl ah oo koo kooban. → LEAVE A REPLY KA BAARO WEBKA Search FAALLOOYIMNKA AKHRISTAHA saki maxamed on UGAAR AH LAMAANAHA: iska ilaal… Deeqsiga Reer Suldaa… on Hal fariin qoraaleed oo aad u… yacin on Wiil tala uga baahan akhristay… Najiib Yare on Nabad ku waara (dhambaal jacey… Abdirahman kaahiye on Oraahyo Jaceyl ah oo koo … INJINEERE on Haddii ruux calaamadahan ku ar… nsamiira caday on Haddii ruux calaamadahan ku ar… ahmed zizu on Miyaan ku qaldamey Tolow??? (… masiirkaa22 on Fariimo Jaceyl [oo usbuucaan a… pahjaa on sideen u samriyaa naftaan? (Xu… ADMIN-DA INJINEERE SAACADAHA & XOGTA Map Data Terms of Use Map 7str. EASTLEIGH NAIROBI, KENYA (+254) 0724847239 MAALIN KASTA: 08am - 11pm JIMCO: 07am - 11am, 04am - 10pm WEBKA Register Log in Entries RSS Comments RSS WordPress.com WARARKA KALE WhatsApp oo soo saartey barnaamij Wicitaanka Xorta. March 31, 2015 Ladiwaa Haldhaaguba intuu laac u muuqdee (sheeko gaaban oo jaceyl ah, Q. 1aad) March 30, 2015 ILA TALI: Waxaan jeclaadey gabar aanu isku Class nahey…) March 22, 2015 Fariimo Jaceyl (waan iska gudey qaantii lagu lahaa nafteyda….) March 22, 2015 Nabad ku waara (dhambaal jaceyl oo wiil u qorey gabar uu jeclaa oo ruux kale guursadey) March 18, 2015 UGAAR AH LAMAANAHA: iska ilaaliya 2daan cadoow ee ugu weyn cadowga lamaanaha February 28, 2015 Fariimo Jaceyl ( Burcad ugu dhaash baan is leeyahey baxnaani baan is leeyahey ) February 19, 2015 Caqabadaha kusoo wajaha makala tashata lamaanahaaga sidii aad uga gudbi laheyd? February 12, 2015 Ma heysto meel aan ku nasto oo aan agtaada aheyn [ akhriso dhowr kelmado oo u roon maqalka lamaanahaaga ] February 9, 2015 Jaceylka iyo Maseerka [Fariin qoto dheer oo ku socota lamaanayaasha] February 7, 2015 LOVE SMS (hantida aan leeyahey waa adi) February 3, 2015 Maalintey baxdee magalada ka safartey….. February 2, 2015 Riyaaqii Lamaanaha iyo Rogaal celiskii Axmed! ( Sheeko Jaceyl oo taxane oo dhawaan webka idinka bilaaban doononta Insha’ Allah.) January 24, 2015 Fariimo Jaceyl ( naftaan sasabidda diidey soo siyaaro ) January 20, 2015 Miyaan ku qaldamey Tolow??? ( wiilka aanu qisadaan ka diyaariney taladaada ayuu u baahan yahey) January 17, 2015 Love SMS ( Nafta waxaan ku maaweeliyaa inaad soo socoto) January 13, 2015 Riyadeyda waa adiga ee ila rumee aayaha (Dhambaal Caashaq) January 13, 2015 UGAAR AH RAGGA: afar arimood oo dumarka ha helaan in looga sheekeeyo xilliga haasaawaha. January 11, 2015 Ogeysiis ku socda bahda webkeena ku xiran. January 9, 2015 Love SMS [indhaheygana eeg waxaad ka ogaaneysaa inta aan ku jeclahey.] October 28, 2014 Ufurow.wordpress.com ka dhigo hoyaagaada koowaad ugana bogo dhamaan arimaha Mucaashaqiinta iyo Nabadda. October 25, 2014 Muqdisho iyo maanta [qormo kaaban oo aan ka diyaariney Muqdisho + Sawiro] October 25, 2014 Geeraaro Jaceyl ah oo koo kooban. October 23, 2014 Fariimo Jaceyl [riyada xatta waan kuugu ilmeeyaa!] October 22, 2014 Wiil tala uga baahan akhristayaasha ku xiran webkaa. [fadlan taladaada Comment ahaan u sii wiilkaan] October 21, 2014 Iska ilaali arimahaan si uu u guuleysto Jaceylkaaga. October 19, 2014 ILA TALI : “Waxaan jeclahey in aan mar kasta la joogo ayadana ma jecla taas hadana sidaas oo ay tahey wey I jeceshahey.” August 21, 2014 Iid wanaagsan dhamaan asxaabtena hawada. July 27, 2014 Markaan kaa guddoomey samihii hadaad goysey nabaddii ma ogtahey inaad iga gardaran tahey. July 25, 2014 Fariimihii jaceylka ee gaa gaabnaa iyo usbuucaan. (Waxaan kuu soo taagaya gacan Kalgaceyl ee aayar usoo qabso gacanteyda) July 25, 2014 14 sano baa u sabraayey fadlan igu caawiya talo [ila tali] May 18, 2014 Hambalyo aroos oo loo diraayo agaasimaha ufurow.wordpress.com. May 13, 2014 DHIBANAHA QARSOON EE ISLIII May 10, 2014 Dhambaal caashaq oo la magac baxey Guuxa Qalbiga. May 3, 2014 Kalssooni oo aad muujiso xilliga aad la joogto lamaanahaaga waa guushaada koowaad! May 3, 2014 Gabaryahey sidee kusoo jidan kartaana kuna hantiyi kartaa qalbiga ninkaada? [ufurow.wordpress.com ayaa kuu qishaaya maanta qeyb yar] March 13, 2014 Dhambaal caashaq oo aad u qiira badan w/q Cadde Mursal. March 9, 2014 Maxaan sameeyaa ma iska ilowaa mase? [ila tali] March 5, 2014 Qoraalka Heesta Jaliil ee IIDLE YARE. March 3, 2014 Masaajidka Jaamaca ee Deg. Ufurow oo dhawaan loo bedeli doono dhisme 2 dabaq. February 28, 2014 Fariimihii jaceylka ee todabaadkaan (Hadaad i weydiin laheyd inta jeer ee aad dhex qaadey qalbigeyga run ahaan… February 27, 2014 WhatsApp oo soo saareysa barnaamij wicitaan ah. February 26, 2014 Habeenkii aan geesiga noqdey! February 26, 2014 Facebook oo iibsatey Barnaamijka fariin qoraaleed casriga ee WhatsApp. February 24, 2014 Madaxa ufurow.ordpress.com Inj. Cadde Mursal oo gabey tiriyey. February 17, 2014 maxaa iga dhiman?! (sheeko gaaban) February 16, 2014 Miyey nagu mudan yihiin Gabdhaheena Soomaaliyeed in aan ceebahooda baahino (website-da ha xishoodaano) January 26, 2014 Gabadhii milgaha u saaxiibka ahayd January 23, 2014 Fariimihii Jaceylka ee gaagaabnaa (Sida ileyska ayaad wadnaha iiga abaartey…….) January 22, 2014 Fadlan hana xadina (fariin culus) January 1, 2014